Weydiimo waa bogg aad ka heleyso qoraalo iyo muuqaalo ku saacidi doono noloshaada oo la xiriira shaqasiyada qofka, taariikhda, xiriirka, ganacsiga, lacagta iyo wax walba oo aan u aragno in nolosha aadanaha ay muhiim u yihiin ama dadka nagu xiran ay soo dalbadaan inaan ka hadalno.
Ku soo dhawow Weydiimo cidna kaama xigto; la wadaag saaxiibadaa lana soco baraheena bulshada sida Facebook iyo YouTube.
Hadii aad fikir ama talo nala wadaageyso halkan nagala soo xiriir: